Guurkiinu guur khayr, gurigiinu guri nagi guulow ka yeel

Dhammaan Maamulka iyo shaqaalaha Gabiley.net waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Boqor Ahmed Mohamed Elmi (Ahmed Fiqi) iyo Boqorada Ifraax C/laahi Yoonis oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanan leenahay ducadii Rasuulka (CSW) بارك الله لنا و بارك علينا وجمع بيننا في خير