Hambalyo Meher oo wacan

Hooyo Aamina Cumar Xandulle
Aabo Siciid Daacad iyo xaaskiisa Ayaan Maxamed Yoonis
Zubair Siciid
Ibrahim Siciid
Asra Siciid
Asli Siciid
Yusuf Siciid
Maxamed Siciid
iyo Dhammaan qoyska reer Daacad
Kawsar Daacad, odaygeeda iyo carruurteeda
Farduus Daacad, odaygeeda iyo wiilkeeda
Muna Daacad, odaygeeda iyo wiilkeeda
iyo Nimco Daacad

Dhammaantood waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Jamaal Axmed Cabdi iyo Marwadiisa Khadra Xuseen Faahiye oo meherkoodu maanta ka dhacay Hotel Mansor ee magaalada Hargeysa waxaanay ugu ducaynayaan ducadii rasuulka Baaarakallaaahu lakumaa wa baaaraka cakykumaaaa wajamaca baynakumaaa filkheyr Allaaaahuma Aaamiiiiiiin.

jamaal