Kaalin Intee Leeg Ayey Ka Qaatan Bad Baadada Hooyoyinka Uurka Leh Waqtiga Xaalada Badbaada Private Hospitals

Fariin Xogta Fariinta Caafimaad

Kaalin intee leeg ayey ka qaatan bad baadada hooyoyinka uurka leh waqtiga xaalada badbaada private hospitals cisbitaalada gaarka loo leeyahay ee ay ka howl galan dr muwaadininta ahi
Iyadoo dalka umada ku nooli aanay wada awoodin in si gaara ay ula xidhiidhan cisbitaalada garka loo leeyahay arimaha la xidhiidha caafimadkoda gaarka ah
Ayaa hadana ay muhiim tahay in la badbaadiyo hooyada waqtiga xaalada foosha si fiicana loo daryeelo arimaha la xidhiidha caafimadkoda ayaa waxa dalka ka furan cisbitaalo gaar loo leeyahay oo si fiican u qalabaysan oo ay ka howl galaan dr takhasusyo kala gaara leh oo muwaadinin ah hospitals oo lagu sameeyo qalino faro badan
oo kala duduwan oolagu bixiyo service ka ay sameeyan daawayn jiif iyo qalin lacag aad runtii u qaali ah marka loo eego heerka noolaleed ee dalku hada ku sugan yahay iyo tirade awooda dadka in ay la xidhiidhan cisbitaalada gaarka loo leyahay
Hadababa waxan eegayna cisbitaalka gaarka loo leeyahay ee lagu magacabo gargaar hospital oo malintii ugu yaran lagu sameeyo 10 qalin oo ah qalinada badbaadada hooyoyinka uurka leh mar aan booqday cusbitaalka oo uu ka howl galo xanuunada haweenka iyo qalinada dr abdirahman ow kombe waxan runtii arkay arimo aan la yaabay oo ah service ka uu siinayo dr owkombe hooyoyinka uurka leh waqtiga badbada qalinka iyo sida wanaagsan ee uu u so dhaweynayo isagoo ugu yaraan malinti sameeya in uu badbadiyo hooyoyinka waqtiga qalinka uurka bilaa lacag taasi waxay in badan wax ka taraysa in aanu cisbitalkani ahayn mid lacagun lagu sameyo qalinka hooyoyinka uurka leh ee uu yahay cisbitaal lagu bad badiyo hooyoyinka waqtiga qalinka uurka
Dr buh Ibrahim adem
Email:- buux0210@gmail.com
*********************************************************************
Gabiley.Net marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Gabiley.Net dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga