Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Xafiis Cusub Ka Dhagax Dhigay Magaalada Ceerigaabo

Hargeysa(GNN)August.8,2016-Gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland oo uu waheliyo maayarka degmada caarigaabo ayaa maanta si wada jira u dhagax dhigay xafiis cusub oo uu magaalada ceerigaabo ku yeelan doono komishanku.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log11