Ku dhawaad 40 sano ka dib ayay aabaheed ka heshay FACEBOOK

Farxiya iyo aabaheed waxa kala lumeen markii ay ahayd ilmo yar (baby). Ka bacdi may arag aabaheed muddo ku dhow 40 sanadood.

Ka dib waxay dib-isu-heleen markii ay iska heleen FACEBOOK. qisadaas oo af Ingiriisi ah halkan ka akhri.