Magaalada Hargaysa Oo Lagu Qabtay Shir Ku Saabsan Sidii Loo Samayn Lahaa Xeer Nidaamiya Warbaahinta.

Hotelka Maansoor ee Magalada Hargaysa waxa ka socda kulan layskugu yeedhay warbaahinta kala duwan oo ay goobjoogayaal ka yihiin Sonsaf iyo Solja waxa kulankan u jeedkiisu yahay sidii loo hirgalin lahaa Xeerka Warbaahinta oo Saxafiga khaladkiisa tusaya xaqiisana siinaya

Log1