Mareeyihii Hore Ee Dekeda Berbera Oo Xilkii Ku Wareejiyay Mareeyaha Cusub Ee Dhawaan Lasoo Magacaabay Iyo Nuxurka Khudbad Uu Wasiirka Madaxtooyadu Ka Jeediyay Munaasibaddii Xil Wareejinta

Hargeysa(GNN)Mareeyihii hore ee dekeda magaalada berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) oo muddo badan xilka maamulka dekeda berbera soo hayay ayaa maanta si rasmi ah xilkii mareeyinimo ugu wareejiyay mareeyaha cusub ee dhawaan madaxwayne Siilaanyo usoo magacaabay maareeyaha dekeda berbere Axmed Yuusuf Dirir