Rubuc qarni ka dib soamliland waxey u bahantahey isbedel weyn oo lagu sameeyo siyaasad arimaha dibada.Q1aad qore:Nageeye m. xasan

Waxaa Somaliland ay baarka ka jartey 25sanadood oo ay mahadisey goonina u
tagneyd islmarkaana ay aheyd dal madax banana oo dunida aan ka helin
xaqeedii.
Hadaba sababo badan ayaa jira saameyn weyn ku leh in aaney Somaliland
ictiraaf buuxa dalalka dunidl aaney marnaba ka helin25-labaatankaa
sanadoodna waxaa jirey dalal badan oo saxiibo dhow ka dhigtey ixtiraamna u
muujiyey qadiyada Somaliland iyo dalal aan marnaba Somaliland u ogalaan in
ay madaxa kor u qaado oo talaabo kasta oo a qaado raad gurayey iskuna daya
in ay beeniyaan isla markaana u tafaxaytey iney bakhtiyiin jamac kasta oo dalkan
yare e curdinka ah u baxa,maqaalkeyga cinwaankiisa oo ah dulucda
maqaalkeygan iyo qaar ka danbeeyaba aan u soo daadego waxa jira talooyin aan
rabo inaan idinla wadago sidii 25ka sanadood ee soo socdaa ay ictiraaf ku gaadhi
laheyn
1- Mideyn dhamaan gobolada dalka
Somaliland waxey ka kooban tahey lix gobol oo waaweyn waxaa jira in gobolada
bariga Somaliland gaar ahaan sool ay wax tabanayaan oo ay mucaarid badan oo
gudo iyo dibadba ah leeyihiin runtii oo Somaliland diid ah.sartu halka ay ka
qudhuntey se waa laba arimood waa ta kowaade dadka degaankaas(sool) ku
dhaqan ee hayb wadaagta ahi waxey u qaybsan yihiin,puntland oo Somalia ah iyo
Somaliland xuduudka ka dhexeeya Somaliland iyo Somalia ayaana kala qaybiyey
deedna waxa uu culays badani ka heystaa dadka degaanka oo Somaliland intooda
badi aaminsan qoladaa punt land fadhida oo u heysta in dadka isku isirka ahi ay
qasab tahey iney isku dal noqdaan taas oo runtii ah wax aan suuro gal
aheyn.hadaba dawlada Somaliland waxaa la gudboon iney gacan buuxda siiso
dadka ku dhaqan degaankaas isla markaan laga qayb geliyo oo weliba meelo aad
aad u muhiima laga siiyo mansabyada sarsare ee dalka isla markaan aynu
xuduudaheena sugno oo hubino gacan bir ahna ku qabano cadow ka iman kara
koonfurta iyo badhtamaha Somalia.
1: xoojin siyaasada arimaha dibada
waxa quluubta dadka odorosa siyaasada Somaliland weli aan ka bixin halka aya
gaadhey siyaasada arimaha dibadu labadii xili ee ay wasaarada jogeen DR.adna
aadan ismaciil iyo DR.c/laahi maxamed cumar waxey aheyeen laba shakhsi oo
180degrees wareejiyey hurumar la taaban karana gaadhsiiyey intii ay wasiirada
ka ahaayeen wasaradaas.taas macnaheedu maaha sacad cali shire inaan cayayo
runtii lkn nin weliba wuxuu qabtey taariikhda ayaa xusi doonta iyagana isla
3
taariikhdaas ayaa xustey.wasiir sacad waxaan qabaa weli waqti ku filan in la
siiyo ayuu u baahan yahey se ahaatee wax badan oo soo socda ma arko.waxaan
soo jeedin lahaa in wasaarada arimaha dibada la dhiso dibna loo habeeyo sida
aynu hada aqoonsiga u raadinana wax badan laga bedelo.macno gaara ima
samayneyso in wasiirka la bedelo lkn qaabka aynu u raadino aqoonsiga saluug
badan ayaa ka muuqda talooyin muhiima ayaan hayaa hadii cid weeleysa oo
qadata isla amrkaan ku dhaqanta la helayo.la soco maqalka xiga iyo talooyin
muhiim u ah wasarada arimaha dibada
Nageeye maxamed xasan]-0634101310
Nageeye353@gmail.com