Shilalka Baabuur Ee Ka Dhaca Gudaha Magaalada Hargeysa Oo Soo Badanaya Iyo Gaadhi Xalay Xilli Danbe Ku Dhacay Badhtamaha Magaalada Hargeysa+Sawiro

iyada oo mudooyinkii u danbeeyeyb ay soo badnayeen shilalka baabuur eek a dhaca badhtamaha magaalada hargeysa ayaa waxa xallay xiili danbe badhtamaha magaalada hargeysa gaar ahaana wadada wayn ee idaacada ka dhacay shil baabuur.

Gaadhigan dhacay ayaa waxa uu ahaa gawaadhida xamuulka qaada gaar ahaan kuwa loo yaqaano UD iskorogo ee qaada camuudda ama ciiida.

Shilkan baabuur ayaa dadkii saarnaa aanay waxba ku noqon marka laga reebo burbur soo gaadhay gaadhiga,sidoo kalena gaadhigan ayaa waxa uu xidhay waddadii halbowlaha ahayd ee ay marayeen gadiidku iyada oona gabi ahaanba ay xidhan tahay waddada ay maraan basasbka idaacaddu.

1 (1) 1 (8) 1 (9) 1 (10) 1 (11) 1 (12) 1 (13)

Log11