“Siyaasadu Ma Laha Saaxiib Joogto Ah, Ee Dan Joogto Ah Bay Leedahay” Xamse Siyaad

Hargeisa(GNN):-Waxaan jeclay inaan uga jawaabo Wiil dhalinyaro ah Waxa Uu isoo waydiiye Waa siduu su’aashiisa udhigaye Xamse Siyaad’ miyaan la’odhan karin waxad tahay siyaasi duul’duul badan? Sabatoo ah shalay waxaad nagu shubaysey sida dhaatada Jamal Ali Hussein Maantana KULMIYE ayaad doonaysaa inaad naga iibiso.

Hadii Aan isku dayo Su’aasha jawaabteeda Siyaasadu malaha Sxb joogta ah Balse waxay leeday Dan joogto ah Jamalna anigoo KULMIYE ah Hamoodin cadawgay Balse Waa sxbkay!?!?

Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyi gelinta xisbiga Kulmiye ee qaarada yurub

Xamse Siyaad Aw Cabdi