WAA-TAA MADAXTOO-YADI

Af aanad lahayn ma qabatid waar ma maqlaysay ninkii Shirbeeleed-ka qudbadayna-yay ee lahaa shirkayagani
2 / 8 / 2016

WAA-TAA MADAX-TOOYADI

Keene iyo kordhiye.

KEENE . waar yaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi

Af aanad lahayn ma qabatid waar ma maqlaysay ninkii

Shirbeeleed-ka qudbadayna-yay ee lahaa shirkayagani

Faaiiduu soo kordhina-yaa kuwa beelaha kalena waa FIDMO

Oo waxa aanu udiidannahay in la qabsado mar haddaanu sida

Kaayaga u dhacayn balsaaxiib arrinkan miisaanka saar.

KORDHIYE . saaxiib horta waan arkaayay arinkaa isaga ah laakiin

Waxaan mooday inaan filin daawanayo ee waxani aanay ahayn

Wax qof dhaqan lihi ku hadlo markaa saaxiib waa akhir sebano

Kaad arkaysay ayaa haddana loo sacabayna-yaa ku wii wax u sheegi

Lahaa waa kuwan usacabbay-naya .

Markaa saaxiib garasho
halkaasay maraysaa
Mahadna (ALLAA ) iskale

Guuleed liibaan snm1710@livecom
********************************************************************
Gabiley.net marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Gabiley.net dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga