Walaal illahay Dartii Ku Caawi Wiil Dhalinyara Ah oo Toban Sano La Jiifa Xanuun islamarkana Ka Soo Jeeda Qoys Sabool ah

Daawo Maxamed Oo ah Wiil Dhalinyaro ah oo Ku Nool Magaalada Gabiley Isla Markaana La Daalaadhacaya Xanuun Haleelay Jidhkiisa waxanu U Baahan Yahay Taakuladena Walaal illahay Dartii Ku Caawi Wiil DShalinyara Ah oo Toban Sano La Jiifa Xanuun islamarkana Ka Soo Jeeda Qoys Sabool Ah