War Deg Deg Ah:Madaxwaynaha Somaliland Oo Saaka U Jarmaaday Gobolada Bariga Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Waxaana sida naloo sheegay madaxwaynuha iyo waftigani ay  marayaan dhamaan gobolada bariga Somaliland  isaga oo socdaalkiisa ka bilaabaya magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil lana filayo inuu ku yara nagaado.Ujeedada madaxwaynaha ayaa ah xog-ogaal u noqoshada iyo u kuur galida xaaladda dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada bariga Somaliland isaga oo sida la filayana kulamo la yeelan doona dhamaan masuuliyiinta iyo shacabka gobolada.

Gabiley.Net