WAR DEG DEGA Wafti uu Hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ugu Anba Baxay Gobolada Galbeedka Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka uu safar kaga baxay magaalada Hargeysa .

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku sii jeeda gobalka Awdal gaar ahaan wadada isku xidha magaalada Dila iyo Kalabeydh oo ay xukuumada Somaliland dayac tir ku sameysay waxaana uu madaxweynuhu uu xadhiga ka soo jari doona wadadaas.

Safarka Madaxweynaha Somaliland Ayaa Waxaa Ku Wehelinaaya Masuuliyiin Ka Tirsan Golaha Wasiirada.Baarlamaanka Iyo Qaar Ka Mida Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka.

 

 

Horkan oo Faahfaahsan Mardhaw Kala Soco Gabiley.net