DAAWO Wacdarihii Xalay:Mo Farah oo noqday orodyahanka kaliya ee Abid ku guulaystay 3 biladood oo dahab ah UK

Mo Farah oo noqday orodyahanka kaliya ee ku guulaystay 3 biladood oo dahab ah UK oo aanay hore taariikhdba adib u gaadhin wadanka Boqortooyada Midowday, waxaanu ka bilado batay Gabre Xayle Salaase.

 

HALKAN KA SII DAAWO ORADKII XALAY EE MO FARAX