Daawo:Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyay Madashii Xil Wareejinta .Muxuuse ka Yidhi Xilka loo Magacaabay.

Hargeisa(GNN):-Munaasibadan Xilwareejinta Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga ee Somaliland Cumar Shucayb Iyo Wasiirkii Hore Wasaaradaasi Xuseen Aadan Cige Dayr Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Aqalka Madaxtooyada Somaliland Maanta xilka la kala wareegay ayaa khudbado kala duwan ka jiidiyey madashaasi xilwareejintu ka dhacaysay.Khudabadaha Masuuliyiintan.