Akhriso Nuxurka War-Murtiyeed Ay Goordhawayd Soo Saareen Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Reer Somaliland Ee Jooga Muqdisho Kuna Diidan Yihiin Saami Qayb Siga Kuraasta Aqalka Sare

Masuuliyiinta dawlada iyo salaadiinta ka soo jeeda Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inaanay ka qayb galeynin doorashooyinka lagu wado inay dhawaan ka dhacaan Soomaaliya.Wasiirka-Warfaafinta-Soomaaliya

War-Murtiyeedkan ay soo saareen mar dhawayd ka dib kulan ay yeesheen, ayay ka hadleen cabashada ay qabaan iyo sababta keentay inaanay ka qayb galin doorashada.

Waxaanay carabka ku adkeeyeen hadii aan la siin xaqooda iyo saamigooda inaanay ka qayb galeyn doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo dhawaan.

Waxaanu War-Murtiyeedkan oo dhameystirani u dhignaa sidan

War-saxaafadeed