Daawo-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabey Hadlo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka jawaabey hadlo ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya oo ku saabsanaa wareejinta dekada Berbera

 

Muddane  Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa sheegay  in Xassan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Somaliya ay tiisii cusleysay isla markaana aanay habooneen in uu ka hadlo maalgalinta dekada iyo doorashooyinka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan