Daawo Kumanaan Kamid ah Dadwaynaha Magaaloyinka Gabiley Iyo Togwajaale Ayaa Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaada Ciidul Adxa

Gabiley(GNN) Kumanaan Kamid ah Dadwaynaha Magaaloyinka Gabiley Iyo Togwajaale Ayaa Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaada Ciidul Adxa iyadoo Ay Kala Qayb Galeen Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Iyo Maamulada Magaalooyinkasi

Gabiley.Net
Office Gabiley