Daawo Sawirada Madaxwaynahii Hore Ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed Oo Ka Soo Dagay Muqdisho Iyo Soo Dhawayn Aad U Balaadhan Oo Loo Sameeyey.

Muqdisho(GNN):-Madaxwaynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka soo degay madaarka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo loogu sameeyey soo dhawayn aad u balaadhan oo aan look ala hadhin.

Dhanka kale Waxa gudaha magaalada gudaheeda aad loo adkeeyey amaanka iyada oo ciidamo aad u badan la dhigay jidadka waawayn ee Magaalada.

Halkan ka Daawo Sawirada Soo dhawaynta

.

shariif-111shariif-1111shariif-2222shariif-11112shariif-gar

soo-dhoweyn1soo-dhoweyn11soo-dhoweyn111soo-dhoweyn222diyaar-garowdiyaar-garow4shariif1shariif2
soo-dhoweynos