Daawo-Wafti Xubno Wasiiro Ah Oo Gaadhay Deeganadii Colaadu Ka Dhacday ee CeelAfweyn.

Sanaag(GNN):-Halkan Ka Daawo Wafti Ay Horkacayaan Xubno Wasiiro ah iyo Maamulka Gobolka Sanaag Oo Gaadhay Deeganadii Ceelafweyn Ee Beelaha Walaaloha Ah Colaadu Ku Dhexmartay.