DAAWO:Madaxweynaha Maamulka Somaliya oo Ka Hadley heshiiska ay Somaliland la gashey shirkada DP World

Hoos Ka Daawo Madaxweynaha Maamulka Somaliya Muddane Xassan Sheekh Maxamuud Ayaa Waxaa Uu Markii Ugu Horeysay Uu Ka Hadley heshiiska ay Somaliland la soo gashey shirkada DP World ee maalgelin doonta dekada Berbera .