Gudomiyaha Dagmada Tog Wajaale Aadan Shiine Ayaa Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Umada islaamka Gaar Ahaana Bulshada Reer Wajaale iyo Madaxwaynaha Somaliland Ciida Adxa Awged

Gabiley (GNN)Gudomiyaha Dagmada Tog Wajaale Mr Aadan Muuse Cilmi ( Aadan Shiine ) Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa Awged
Gudomiyaha Dagmada Tog Wajaale Aadan Shiine Sidokale Waxa Uu Si Gaar Ah Ugu Diray Hambalyo Iyo Bogaadin Dadwaynaha Ku Nool Magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale Iyowaliba Madaxwaynaha Somaliland Iyo Marwadiisa Munaasibada Ciidal Adxa Awged
Dhambaalkasi Oo Uu Gudoomiyaha Dagmada Togwajaale (Mr Aadan Shiine ) Uu Soo Gaadh Siyay War Qabadka Gabileynet Ayaa Waxa Uu U Dhignaa Sidan
Dhamaanba Umada Muslimka ah Waxan Ku Salaamayaa Salaanta Islaamka ASc Salaan Kadib Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Iyo Ka Shacbiga Togwajaale Waxan Hambalyo Iyo Bogaadin U Diraya Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa Awged
Anigoo Si Gaar Ah Hambalyo Iyo Bogaadin Ugu Diraya Bulshowaynta Ku Nool
Magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale Oo Aan Leeyahay Ciid Mubaarik Kulu Caam Antu Bilkhayr Ilahay Sanadka Sanadkiisa Ha Inagu Gaadhsiyo Bashbash Iyo Barwaaqo Insha allah Munaasibada Ciidal Adxa Awgeedna Hambalyo Hambalyo
Sidokale Waxan Halkan Hambalyo Iyo Bogaadin Uga Dirayaa
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Aadan Iyo Marwadiisa Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde
Madaxwayne Kuxigenka Iyo Marwadiisa Golayaasha Qaranka Asxaabta Somaliland Iyo Waliba Ciidamada Qalabka Sida Ee Heeganka Ugu Jira Sugida Amaanka Dalka
Oo Aan Leyahay Ciid Mubaarik

Waxan Kusoo Gaba Gabaynlahaa Dhamaal Hambalyo Ah Oo Aan Si Gaar Ah Ugu Dirayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Aadan
( Axmed Siilaanyo) Oo Aan Ku Hambalyaynayo Go,aamada Geesinimada Leh Ee Uu Ka Qaatay Saami Qaybsiga Beelaha Ee Li Taxaluqa Saamiga Kuraasta Wakiilada Iyo Wakhtiga Doorashooyinka La Qabanayo
Iyowaliba Sida Geesinimada Leh Ee Uu U Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Wakiilada Iyo Madaxtoyada
Mar Labaad Iyo Mar Sadexaadba Waxanu U Hambalyaynayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Aadan ( AxmedSiilaanyo) Oo Aan Leeyay
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane Madaxwayne

Gabiley.Net
Office Gabiley