Maamulaha kastamka wajaale masuul xilkiisa ugutay sidii qaran ku u ,igmaday islamarkaana ku dayasho mudan

Iyada oo kastamka wajaale  ay soo mareen masuuliyin tiro badan islamarkaana  dhibaato ka haysatay iskuxidhka Ganasatada jaadka iyo dawlada ayaa masuulkan ku  guulaystay hanashada shucuuurta Qaadlayaasha qaadka ka shaqeeya  isla markaan  si wanaagsan ay iskula jaan gaadeen taasina waxay sababtay inuu  joogsado murankii dhexmari jiray maamulaha kastanka iyo jaadlayaasha hadaba  waxa ku dayasho muda  in lagu daydo xeeladaha uu isticmaalayo wuxuuna mudan yaha in  shahaado sharaf la gudoonsiiyo  mudane axmed xasan oo ku magac dheer maal  inuu mudadii uu joogay  waxka qabtay habsami usocodka  hawlhii kastamka  oo hore u haanjiray jaantaarogan    iyo meel

shaqaalihu  anayjirin cid ay ka cabsadaan iyo kaladanbay  iyado sidaa ay ahayd ayaa waxaa baryandanbe isasoo taraya islamarkaana kor ukacay soo saarista dakhliga kastamka wajaale  oo gaadhay meel aan laga soocelinkarin  korodhkaasi oo kor uqaadi doona odoroska miisanaiyada  qaranka ee ay ,masuulka katahay wasaarada maaliyada jamhuuriyada Somaliland waxakale oo mudan in marwo zamzam cabdi aadan oo ah mishiinka wareejiya wasaarada maaliyadu ina kamidtahay  shaqsidaha qaranka kujir  ee sida wayn looga tixgaliyo Gobolka  Gabiley iyo magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale iyadoo  ay ka go,antahay inay qaranka uugu  adeegto si xilkasnimo iyo daacadi ku

dheehantahay ina soo magacawday maamulaha  kastamka  wajaale  axmed xasan  oo ah lafdhabarta dhaqaale soosaar eedalka marka la barbardhigo dekeda Berbera oo iyana kamida meelaha qaranku ku faano hadaba iyadoo sidaa ay tahay hadaynu isdultaagno waqkhti  xaadirkan iyada oo dalka horumarbalaadhan  kasocdo ayaa waxa ay mudantahay wasiiradu tigalinwayn oo ay uhayaan dadka  reer wajaale . hadaba maamulaha kastamka wajaale ayaa ah masuul marwalba ay ka go antahay sidii mudada uu joogo uu waxyaalo lataaban karo uga fulinlahaa kastamka degmada wajaale  waxana

xusuus mudan in mudadii uu joogay uu libin laabay dakhliga kastamka wajaale isaga oo gadhsiiyay meel uuna waligii gaadhin . mudane axmed xasan ayaa isagu aad arkaysaa isaga  oo habeen iyo dharaar gaaf wareegaya koornayaasha magaalada si uu ugu kuur galo baabuurta  kootarabaanka ah ee ka imanaysa itoobiya . gabagabadii shacabka ku dhaqan magalada wajaale ayaa wasiirka wasaarada maaliyada uga mahadnaqay in ay kastamka wajaale usoo  magacawday masuu khibrad iyo aqoon dheer ule waxsoo saasarka dakhliga maaliyada soomaliland

Allah mahadleh   

 

Wariye   Khadar dhaylo