Xukuumadda Somaliland Oo Go’aamo Iyo Digniino Adag Kasoo Saartay Dagaalada Ka Socda Deegaanada Hoos Yimaaada Degmada Ceel-Afwayn Ee U Dhaxeeya Beelaha Walaalaha Ah

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland ayaa go’aaamo iyo digniino adag kasoo saaray dagaalada u dhaxeeya beelaha walaala ah ee ka socda deegaanada hoos yimaaada degmada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log11