Daawo Damaashadka Guusha Ay Xulka Gabiley Kasoo Hooyen Ciyaaraha basketballka Ee Ay Caawa Kaga Adkaaden Xulka M.JEEX +Maamulka Gabiley Oo Ku Hambalyeyay Guushasi

Hargaysa(GNN)Xulka Gobolka Gabiley Ee basketball Oo Caawa Ciyarihii Ay Wada Lahaayen > M.JEEX VS GABILAY Ee basketball Ugu Awood Shegtay Xulka M.jeex Waxayna Kusoo Dhamaatay 52 Dhibcod Gabiley VS M.jeex 18 Dhibcod

Gabiley.net

Office Gabiley