Daawo- Hooyo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Dhul Ay Degan Tahay Oo Qolo Shirkad Ahi Ku Qabsadeen.

Hargeisa(GNN):-Hooyadan Ayaa Fariin U Dirtay laamaha Kala Duwan Ee Xukuumada Waxaan Ay Si Kulul Uga Cabatay Shirkada Readsea Petrolim oo Oo Ku Qabsaday Laba Maqsin Oo Ku Dhegan, Dhul Shirkadani Hore Uga Iibsatay Muwaadin Reer Somaliland Ah, Waxaanay Soo Bandhigtay Documentiyo Iyo Waraaqo Cadaynaya Dhulkii Ay Iibsatay Shirkadani, Oo Kamid Ah Guriyihii Dawlada,