Daawo: Jaaliyada Reer Somaliland ee Saudiga oo Xaflad u Sameeyay Wariye Cabaade oo Shirkada Daallo & Juba iyo Maamulka xamar Mu’aamar Ku Xidheen.

Halkan Ka Daawo Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Saudi Arabiya oo Xaflad Balaadhan uu Sameeyay Wariye Mustafe Yuusuf Cabaade oShirkada Daallo & Juba iyo Maamulka xamar Mu’aamar Ku Xidheen.