Daawo-“Waddani Waxaanu usoo Galay Inaan Qaranka ka Bedbaadino Maamul Xumo”Wasiirkii Hore Madaxtooyada Xirsi C. Xassan.

Hargeisa(GNN):- Waddani Waxaanu u Nimid Inaanu Qaranka Somaliland Ka Badbaadino Maamul Xumo, Waxanu Doonaynaa Inaanu Qaranka Ka Dhigno Midh Qudha, Waxa Laga yaabaa Maxaad Jeegaantii U Burburiseen, Waxaan leehay Waxaanu Ka Dhigaynaa Giraan Qarankoo dhan Ayaanu isku xidhaynaa.