Hambalyo Meher Gacal Sokeeyeba Guurkiina Lagu Farax

Hambalyo Ku Socota Hambalyo Meher Wacan Waa Boqorka Liibaan Yuusuf Sheekh Maxamed Iyo Boqorada Muna Yaasin Jaamac
Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani
Maayar Maxamed Amiin Cumar Cabdi
Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Gabiley
Xildhibaan iid Xasan Cabdi
Xildhibaan C/qaadir Maxamed faarax
Xildhibaan Axmed Siciid Kibaar
Jiif Caaqil Dayb Cabdi iidle
Caaqil Gaydh Cige Geele
Caaqil Maxamed Qalinle Fariid

caruus-3 caruus-4 caruus-5 caruus-6 caruus-9 caruus-10 caruus-12 caruus-13

C/risaaq Axmed Hayaan(Ilkacase)
Maxamed xasan Sh maxamed (Juba)
Ayaanle Xaaji Ibraahin
Guuled Cali Ibraahin
Cilmi maxamed Jaamac
Nimcaan Dheeg Ibraahim
C/raxmaan Nuux Axmed(hiiraan)
C/risaaq Yuusuf Cali
Abokor Xasan Caafi
Maxamuud Maxamed Saraaf
Mukhtaar C/raxmaan Maxamed
C/salaan Sheekh Cusmaan Xariir
Hashim Sheekh Cumar Good
C/raxmaan Sayd Faarax (jesto)
C/fataax Axmed Saanyo
Muxiyadiin Daahir Maxamuud
Musatafe Cabdi Maxamed(Janaale)
Cabdi-Qani Xuseen Baynax
C/qani Maxamuud(Asparoo)
Cali Jaamac Maxamed
Axmed Cali Cige
Dhamaan Cuqaashani iyo Wariyayaashani Waxey Hambalyo iyo Bogaadin hawada u marinayaan Waa Boqorka Liibaan Yuusuf Sheekh Maxamed Iyo Boqorada Muna Yaasin Jaamac
Oo meherkodu Uu maanta ka qabsoomay HOTEL Tay Plaza
ee Magaalada Magaalada Gabiley ,

caruus caruus2 caruus7 caruus8 caruus11 caruus14 caruus15 caruus16
Waxayna Leeyihiin  lamaanahan cusub ugu ducaynaynaa in Arooskooda ay ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo
Kalgacal ku dadab gala J caashaqa ku doogsada J mixibada ku diirsada Jdarmo qudha ku wada ladda J dant meel u wada jir J duco waalid hagar li’i J ku dakeeya raaxda Jisna daadaheeyoo noqda ul iyo diirkeed gurigiina laga daah duro iyo waswaasoo dire dire ka nabad galla kuwa dumiya reeraha
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin