Siyaasiyiinta Koonfurta Hargeysa Oo Qado sharaf U Sameeyey Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Wadani + SAWIRO

Siyaasiyiinta , saladiinta iyo haldoorka beesha degta  xaafada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa iyo degmada Salaxley ayaa waxaa ay maanta Hotel Ambasadoor qado sharaf ugu sameeyeen gudoomiyaha  cusub ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde.

44_f
43_f

 

Siyaasiyinta  iyo haldoorka beesha ee qado sharafta ku maamusay gudoomiyaha cusub ayaa waxaa ay sheegen in ay aad  iyo aad u soo dhaweynayaan xilka  gudoomiyaha Waddani oo loo comaamadey xildhibaan Cabdiqaadir Jirde waxaana ay sheegen in uu kursigaasi u qalmi xildhibaanku.

1_fotor

Sidoo kale waxaa ay ku hanbalyeeyeen Musharax Cabdiraxmaan Ciro in uu kursiga ka kaco isaga oo aan taladii dalka ku  guuleysan  isla markaana  uu ku wareejiyo  Siyaasi ka soo jeeda Beesha Gobalka Hawd iyaga oo ku sifeeyey go,aan geesinimo leh
2_fotor3_fotor4_fotor5_fotor6_fotor7_fotor8_fotor9_fotor10_fotor11_f12_f13_f14_f15_f16_f19_f20_f21_f22_f23_f24_f25_f26_f27_f28_f29_f30_f31_f32_f33_f34_f35_f36_f37_f38_f39_f

Log11