Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo Taageeray Musharax Madaxweyne Ku Xigeenka Waddani prof-Maxamed Cali.

Guusha waddani waxay ku xidhantahay amb,maxamed cali ow cabdi in loo doorto mushahara ku ,xigeenka MADAXWEYNAHA ,,,, Axmed muumin seedna waxan u soo jeedinayaa inuu tanaasulo ,,,,, waayo waxa u dan isaga inuu waddani guuleysto , Waxan si kooban uga hadlayaa ARINTA DOORASHO ee musharaxiinta u tartamaya jagada ku xigeenka MADAXWEYNAHA ee XISBIGA WADDANI,,,. Aniga oo ka tirsan golaha DHEXE ee XISBIGA waddani waxan horto CADAYNAYAA dhamaan reer waddani aynu rabno inaynu guuleysano oo talada dalka XISBIGA waddani hogaamiyo ,,, hadaba cidkasta oo waddani ahi way garanaysaaa in AMB,maxamed cali ow cabdi ay ku xidhantahay guusha waddani in isaga loo doorto mushahara madaxweyne ku xigeenka xisbiga ,qodobkaaas oo kaliya ayaa ka hadhsan ,guusheenii u horto waa in taas la fahmo waayo XISBIGA WADDANI wuxuu u baahan yahay codka shacabka Somaliland ,inuu helo markaa ninka codka shacabka Somaliland wata waa inaynu doorano si aynu u guuleysano insha Allah , Amb, MAXAMED CALI OW CABDI WAA AQLABIYADA CODKA GOBOLKA AWDAL , waana inta aynu kaga. Badinayno cid walba ,,, , AXMED muumin seedna waxan leeyahay waxa ku sharaf iyo gobonimo iyo guul kuu ah in XISBIGA WADDANI GUULEYSTO , adiga iyo cid kasta oo xisbigeena kamid ah ADIGU NA waxad tahay Gudomiye ku xigeenka xisbiga wadani ,si hore u maqlayna waxan jirtay inaad tanaasushay jagadii ku xigeenka ee aad u tartamaysay inaad ka tanaasushay ,ka dibna lagugu qasbay inaanad arintaa ka tanaasulin ,,, Gudomiye waxan ku sheegayaa inaad XISBIGA inoo ilaalisid,,, oo ka daysid abuurista khilaaaf XISBIGA ka dhex dhaca, mida Kala waaa arin aan fiicnay ay inaad cabdirashiid xasan mataan ku qabsatid maxad hebal u taageertay ,. Maaha wax qof lagu qabsado kolay adiga cidbaa ku taageersan ,markaa Gudomiye miyaaanad adigu dooneyn inuu waddani guul eysto ,. ADIGABA WAXA KU TAAGEERAYA SAYLICI OO doonaya inuu meesha ka saaro codka shacabka gobolka AWDAL ,oo imika si wayn u taageersan XISBIGA waddani iyo Maxamed cali ow cabdi , musharaxan mihiimaduna waa in aynu codka shacabka helo markaa waxan kuu sharaf ah inaad tanaasushid oo waliba. Aad dhistid amb , Maxamed cali ow cabdi hadii kale dee waxad ka shaqeynYsa kulmiye, waxan taas cadaynaya howsha ay ku jiraan masuuliyiinta aad isku beesha. Tihiin ee xukujmada ka tirsan sow QALAD maaha inay ku qasbaan in aanad tanaasulin kuguna qasbay markaa Gudomiye waxa dan kuu ah inuu waddani guul eysto ,,,