DAAWO Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo murashaxa Madaxweyne ku xigeenka WADDANI oo si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Boorama

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo murashaxa Madaxweyne ku xigeenka WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali, ayaa si ballaadhan looggu soo dhaweeyey magaalada Boorama