Daawo Xulka Gobolka Awdal Oo Ku Guulaystay Tartankii Koobka Gobolada Somaliland iyo Damaaashaadka

Daawo Xulka Gobolka Awdal Oo Ku Guulaystay Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland, Tarankii dhinaca ciyaaraha fudud ee orodka iyo tababarihii ugu fiicnaa ciyaaraha kolayga.