Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Ku Dhawaaqay In uu Dalku Galay Xaalad Degdega Abaaraha Ba,an ee Ka Jira Gobolada Bariga Awgood

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay In Dalku Galay Xaalad Degdega Abaaro Ba,an Oo Ka Jira Gobolada Bariga Awgood