Dhacdo Naxdin iyo Murugaleh oo Ka Dhcaday Dalka Belgium iyo Cida Fulisay.

 Dhagar qabayaal reer jabuuti ah oo uu Boolis-ka dalka belgium qabtey qaarna raadinaayo oo magacya dooda la yidhaahdo Mohamed Robleh Bourale,Ahmed moussa wacays & Idriss Awale , muxiyadiin.ayaa wararku waxay sheegayaan iney dhaawac halis gaadhsiiyeen wiilkan magaciisu yahay Liban moustapha Hassan oo ah isna reer jabuuti imikana lagula tacaalayo caafimaadkiisa dhakhtar ku yaala magaalada BRUSSELS OO LA YIDHAAHDO HOPITAL SAINT-PIERRE.

Wararku waxay sheegayaan iney midiyo galiyeen oo ay noloshana indhaha kaga saareen 2 labada indhoodba sabobta ay ku dileena waxaa loo aaneynayaa iney tahay arimo siyaasadeed markii uu kabaxay ama uu iska casiley xisbiga uu ka taliyo Dahir Ahmed Farah (DAF)

Sida ay noo cadeeyeen uruka F.P.C & M.J.O waxay sheegeen labadaas urur in nimakaas diley Liban moustapha ay ka tirsanyihiin 4 afartaa ninba uruka M.R.D ee uu madaxda ka yahay DAHER AHMED FARAH (DAF)

Labada ururba waxay sheegeen iney sugayaan baadhitaanka Boolis-ka dalka belgium ay ka wadaan arintaas waxashnimada ah ee ay ku sameeyeen wiilkaas dhalinyarada ah nimankaasi dhagar qabayaasha ahi,U gaysteen waana mid aan sidaas la isku dayneyn waxayna sheegeen iney sharciga la tiigsan donaan cidii ka dambeysay.
Waxaanan si wadajir ah u cambaareyneynaa arintaas waxashnimada ah ee foolxumada ah ee dhaqan xumada ah ee ay sameeyeen nimankaas M.R.D EE UU SOO DIRSADAY MR.DAHER AHMED FARAH (DAF)

Waxaan si wadajir ah warbixin uga soo saari donaa arintaas fooshaxunle ee xaley ka dhacday magaalada brussels marka aan helo xaqiiqada dhabta ah ee arintaasi ku saabsan.http://www.lddh.net/

Agression Sauvage
6 NOVEMBRE 2016 COMMUNIQUÉ DE PRESSE
Selon les informations qui nous parviennent de BRUXELLES (Belgique) un jeune djiboutien dénommé, LIBAN MOUSTAPHA HASSAN à été victime d’une grave agression caractérisée. Il nous a été rapporté qu’il a perdu in œil et a reçu plusieurs coups de couteau sur toutes les parties du corps. Il serait entre la vie et la mort dans un hôpital de BRUXELLES.
Toujours selon notre source, le commanditaire de cette agression n’est autre qu’un politicien djiboutien vivant en exil à BRUXELLES et en mal de notoriété, Mr DAHER AHMED FARAH (DAF) et les auteurs de cette agression sont identifiés et sont connus comme suit :
MOHAMED ROBLEH
MOUHYADINE…….
VALERY…….
MARSEILLAIS……
Dans son programme d’embrigader les jeunes de la diaspora, DAHER AHMED FARAH disposerait d’une milice privée qui doit “corriger” ceux qui refusentd’embarquer dans son bateau de chimère et le jeune LIBAN MOUSTAPHA HASSAN a payé très cher son refus.
DAHER AHMED FARAH sera tenu responsable de cet acte ignoble et barbare et de ses conséquences car la victime était un jeune djiboutien sans aucun problème.
La LDDH condamne énergiquement cette agression préméditée et caractérisée et demande aux autorités du Royaume de la Belgique de traduire devant la justice, le commanditaire DAHER AHMED FARAH et les auteurs de cette odieuse agression lâche dont à été victime le jeune LIBAN MOUSTAPHA HASSAN.
Et enfin, la LDDH souhaite un bon rétablissement au jeune LIBAN !

Pour la LDDH
Le Président
OMAR ALI EWADO