DAAWO:Wasiirka Xidhiidhka golayaasha Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil oo Maanta Qado sharaf u sameeyey Xubnaha golaha wasiirada ee cusub.

Halkan ka Daawo Wasiirka Xidhiidhka golayaasha ee JSL Md Cali Xaamud Jibriil ayaa maanta oo jimce ahayd 9 December 2016 munaasabad qado sharaf ah u sameeyey Xubnaha golaha wasiirada ee cusub.