Daawo Agaasimaha Guud E Ciyaaraha iyo Maayerka Gabiley Oo Xalay Soo Gabagabeeyay Tartan Ciyaareed Ka Socday Baasitka Gabiley

Gabiley(GNN)Daawo Agaasimaha Guud E Ciyaaraha iyo Maayerka Gabiley Oo Xalay Soo Gabagabeeyay Tartan Ciyaareed Ka Socday Baasitka Gabiley Ciyaartaasoo Loo Yaqaan 3 on 3 Oo Ku Cusub Ciyaaraha Baasitka