Daawo Muuqaalka Abwaanada Waaweyn ee Somaliland oo Galka Seefta Ka Saray Fariimo Adagna U Diray Hogaamiyaasha Xisbiyada iyo Madaxda Dhaqanka Somaliland

Hargaysa(GNN) Abwaanno ay ka mid yihii Xasan Xaaji Cabdillaahi Ganey, Maxamed Aadan Dacar, Aadan Tarabbi Jaamac, Cabdi Aadan Xaad (Qays), Muuse Cali Faruur iyo Yuusuf Cabdille Shaacir ayaa baaq u diray saaka 10.01.2017 xukuumadda, axsaabta iyo salaadiinta Somaliland.

Gabiley.net

Office Gabiley