DAAWO SAWIRADDA:Dawlada Imaaradka oo Noqotay Dawladii Ugu Horaysay Ee Kasoo Jawaabta Codsigii Madaxweynaha Somaliland U Diray Wadamada Caalamka

Gudida ABaaraha Heer Qaran Ayaa Raashin Kala Wareegtay Dawlada Imaaradka Carabta,Raashinkan Oo Ka Kooban Bariis Saldiid Iyo Bur, Ayaa Soo Gaadhay Dekeda Magaalada Berbera Raashinkan Oo Dhan Hal Markab Ayaa Waxaa Dawlada Somaliland Kusoo Caawiyay Boqorka Imaaradka Carabta,Si Loogu Quudiyo Dadka Ay Abaaruhu Halakeeyeen Ee Kunool Gobolada Somaliland
Dadka Abaaruhu Ayaa Si Weyn Isha Ugu Haya Qaabka Loo Qaybiyo Deeqdan Raashinka Ah,Maadama Oo Deeqihii Hore Ee Loogu Talo Galay Abaaraha Aanay Sidii Loogu Talo Galay Usoo Gaadhin Dadka Abaaruhu Saameeyeen,
Image may contain: outdoor
Image may contain: 2 people, outdoor
Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: 10 people, people standing, shoes and outdoor
Image may contain: indoor
Log1