Daawo:Barnaamij Ku Saabsan Muhiimada Beeraha iyo Somaliland Lagu Guulaystay Geedka Tufaax, Geedka Bunka Iyo Geedka Moringaha

Halkan Ka Daawo Barnaamij Xiiso Badan oo Ku Saabsan Muhiimada Beeraha Inoo Leedahay Iyado Somaliland Lagu Guulaystay Geedka Tufaax, Geedka Bunka Iyo Geedka Moringaha