Muuqaal:- Taariikh Nolaleedka Madaxweynihii Ugu Sameeynta Badnaa Dunida Carabta Ee Sadaam Xussen

Barnaamijkeenana waxaanu idinku soo gudbin doonaa

taariikh nolaleedkii madaxweynihii hore ee dalk Ciraaq Sadaam Xussen .

 

Sadaam Xussen waxaa uu shaqsiyaadkii ka dhashey carabta kuwoodii ugu sameeynta badnaa waxaana uu dalkaasi xukuumayey muddo 30 sanadood ah isaga oo ah hogaamiye adag .

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan