WAR DEG DEG AH DOON HABEEN HORE XOOLO KA QAADAY DEKADA BERBERA OO MANTA BARQADII DEGTAY

Berbera(GNN):- WAR DEG DEG AH DOON HABEEN HORE XOOLO KA QAADAY DEKADA BERBERA OO MANTA BARQADII DEGTAY

War Deg Deg Ah Doon Siday Lo Aay Ka Qaaday Dekada Berbera Ayaa Maanta Barqadii Ku Degtay Meel U dhaw Dekada Salaala Ee Dalka Cumaan,
Doontan oo Habeen Hore ka Shiraaqatay Dekada Berbera 09/01/2017 Oo Siday 580 Dibi iyo 15 Qof oo u Dhashay Wadanka Hindiya Ayaa Ku Degtay Badwaynta u Dhaw Dekada salaala ee wadanka Cumaan
Warkan Oo Aanu Ka Helnay Ganacsadae abdiraxmaan Maxamed Xusseen Shidaar Ayaa Intaa Ku daray In Dhamaanba La Badbaadiyay Shaqaalihii Doontaa oo u Dhasahya Wadanka Hindiya,
Doontan Degtay Ayaa Magaceedu Ahaa AL AXMADIYA Waxaana Lahaa Ilma Shanle oo Xaruntoodu Tahay Boosaaso Butland,
Waxaana U wakiil Ahaa Xafiiska TAMARTA SHIPING Ee Berbera
Xiligan Aya Bada wax aka

Dhaca dabaylaha loo yaqaano NUJUBKA oo Kasoo Kaca Bada Hoosteeda Inta badana Haliis Ayaay galisaa Doonyaha waawayn ee Bada Maraya,