WAR DEG DEG:Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somaiya oo Maanta la doortay

Waxa maanta la dooertay guddoomiyaha aqalka sare somaliya oo ay ku tartameen labo musharax, waxaana ku guuleystay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi.

Cabdi Xaanshi Cabdullaahi Guddoomiyaha cusub ee aqalka sare oo hadal kooban jeediyay ayaa u mahad celiyay dhamaanba xubanaha aqalka sare.

Cabdi Xaaji C/dulllaahi ayaa hellay 43 cod, halka musharixii la tartamayay Mustafe Maxamed Qodax uu hellay 9 cod, iyadoo guud ahaan xildhibaannada codadka dhiibtay gaadhayeen 52 xildhibaan.

Somaliy Gole sare 2016