Wasiirka Cusub Ee Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo Uu Faah-faahin Ka Bixiyey Wasiirku

Wasiirka cusub ee wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

Wasiirka khayraadka biyaha Somaliland ayaa isagu faah-faahin ka bixiyey ujeedada socdaalka uu ku yimi magaalada Ceerigaabo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log1