Burco Daawo Farsamo Yaqaan Maskax Badan Oo Caagadaha Biyaha Laga Cabo Ka Sameeyey Guri La Galo.

Muwaadinkan Oo Ku Nool Gobolka Togdheer Magaalo Madaxdiisa Burco Ayaa Keenay Farsamadan Aadka U Heerka Saraysa Isagoo Ka Faaiideeyey Caagadihii Biyaha Laga Dhammeeyey ee Khasinka Lagu Darijiray Laga Sameyn Karo Guri Lagu Noolaan Karo.