Daawo-”Kuwa Walla waynta La Soo Mudaharaadaya Hadii aan Dalka Qabto Soo Gelimayaan”Faysal Cali waraabe

Eng Faysal Cali Waraabe oo Kamid Ahaa Waftiga Ka Socoda Xukuumada Somaliland Ee Ku Sugan Dalka Emaaraadka Ayaa Kulan Ay La Yeesheen Jaaliyada Dalkaasi Ku Dhaqan ee Reer Somaliland, Waxaanu Halkasi kasoo Jeediyey Eng faysal Cali Waraabe Khubad Muhiima Oo Xamaasada Dadka Kicisay.