DAAWO Warbixin: Sixirka Oo Hargeisa Ku Soo Badanaya+Dadka La Sirxay Oo Ka Warbixiyey Qaabkii Loo Sirxay Iyo Wixii Ay La Kulmeen

Dadka ku shaqaysta arrimaha Sixirka ayaa kusoo badanaya magaalada Hargeysa,waxaana ay sixreen dad badan oo iskugu jira caruur iyo ganacsato.

Raxma Cabdi Muxumed oo la sirxay ayaa ka warbixisey qaabkii loo sirxay iyo waliba waxii ay la kulantay,sidoo kalena qoyska ay kasoo jeedo Raxma ayaa ka dhawaajiyey in ay ciidamada boolisku tahli kari waayeen inay soo qabtaan dadkaasi ku shaqaysta Sixirka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka


Log11