Guddoomiye Faysal Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Kulan Alaabadu U Xidhanyihiin Maanta La Qaatay Garaadka Guud Ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ahna Murrashaxa Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Ayaa Kulan Alaabadu U Xidhanyihiin Maanta La Qaatay Garaadka Guud Ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali.
Kulanka Ayaa Wuxuu Ka Dhacay Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaraadka Carabta UAE.

Kulanka Ayaa Wuxuu Daba Socdaa Kolmo Looga Tashanayo Sidii Loo Abuuri Lahaa Somaliland Cusub Oo Lawada Leeyey.