DAAWO Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Agaasimihii Telefeeshinka Star-Tv Iyo Cabdimaalik Coldoon Oo Ku Xidhan Magaalada Hargeysa

aliska ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay xadhiga laba suxufi oo ku xidhan magaalada Hargeysa kuwaas oo kala ah agaasimihii Telefeeshinka Star-Tv iyo waliba  Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku xidhan magaalada Hargeysa kuwaas oo ciidamada booliska Somaliland siyaabo kala duwan usoo qabteen.

Log11